Ciidanka Dowladda oo Weerar xooggan ku qaaday deegaan ay isku abaabulayeen Al Shabaab

Ciidanka dowladda Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa daraawiishta Galmudug ayaa weerar culus ku qaaday goob la sheegay in ay isku aruursanayeen dagaalyahano katirsan Al Shabaab oo dhaca degaanka Qeycad ee gobolka Mudug. Dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamada huwanta ah iyo kooxda Al Shabaab ayaa ka dhacay goobta la weeraray, waxaana wararku sheegayaan in … Continue reading Ciidanka Dowladda oo Weerar xooggan ku qaaday deegaan ay isku abaabulayeen Al Shabaab